Isir sifeyn ka socota Tigray oo la ogaaday iyo Warbixin Qarsoodi ah oo laga diyaariyay

Warbixin qarsoodi ah oo ay diyaarisay dowladda Mareykanka, islamarkaana uu helay wargeyska The New York Times ayaa lagu sheegay in Ethiopia ay wado “olole nidaamsan oo ah isir sifayn” iyadoo loogu ganbanayo dagaalka gobolka Tigray, oo ah aag ay inta badan gacanta ku hayaan maleeshiyada Amxaarada ee waqooyiga dalka. New York Times ayaa sheegaysa in … Continue reading Isir sifeyn ka socota Tigray oo la ogaaday iyo Warbixin Qarsoodi ah oo laga diyaariyay